Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay Qaab-dhismeedka Wadashaqeynta cusub ee Isku-duwidda Deeqaha.
Qaabkan cusub ee Isku-duwidda deeqaha ayaa ujeedkiisu yahay in la fududeeyo wadashaqeynta iskaashiga iyo isku-dubbaridka deeqaha la siiyo wadenkeena Soomaaliya. Si loo mareeyo islamarkna la hubiyo in deequhu ay gaaraan dhammaan dalka.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar