Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xaquuuql insaanka Dowlada KG Marwo Nasro Aweys Sheikh Hussein Ayaa Baydhabo Ka Daahfurtay Shirka Haween- Weynaha Koonfur Galbeed Ee Dib-u heshiisiinta iyo Xasilinta Dowlada KG.
Furitaanka Shirka Waxaa Kasoo Qeyb galay Lataliyaha Madaxweynaha Dhinaca Warbaahinta Proffesor Mohamed Xaayow iyo Mas’uuliyiin Kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng