Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maagaalada Xudur Xarunta Gobolka Bakool waxaa ka bilowday Dhismiyaasha Waddooyinka oo Dhawaan Dagax Dhiigay Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xasan Laftagreen, Wadada Weyn ee dhexmarta Bartamaha Maagaalada ayaa geyb ka ah halka ugu muhimsan una baahaneyd dhismaha.
Shacabka Xudur ayaa soo dhaweeyey Bilaabashada Mashariicda Horumarineed ee laga fulindoono Degmada Xudur
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar