Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Naafada Somaliland ayaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer uga qaybiyey agabka isugu jira baabuurta iyo biraha dadka naafada ah ay ku socdaan kuwaasi oo baahi weyn u qabey in agabkaas laga taageero
Guddoomiyaha Ururka Naafada Somaliland Daahir jaamac ayaa ugu baaqay Bulshada inay taageeraan dadka Naafada maadama ay yihiin kuwa nugul
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi