Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa inta uu Socdey ayaa waxaa aad loogu doodayay Muhiimada ay leedahay ilaalinta Xuquuqda Caruurta taasi oo aan inta badan Bulshada ku Baraarugsaneyn.
Agaasimaha Hay,daha Badef Bashiir maxamed xaaji ayaa ka warbixiyay Muhiimada kulankan loo qabtey iyo sida ay in loo ilaaliyo Xuquuqda Carruurta
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi