Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Saadaad Maxamed Nuur Caliyow oo daahfuray Kulanka Ansixinta Hindise Sharciyeedka Machadka Qaran ee Dowladaha Hoose ayaa ka hadlay sida ay muhiim u tahay Ansixinta Hindise Sharciyeedka Machadka.
Wasiir Dowlaha Saadaad Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in Hindise Sharciyeedka ujeedkiisu uu yahay In la helo Machad gaar u ah dowladda hoose, oo ku dhisan hannaaka federaalka.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera