Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha ee gobolka Daad-madheedh ayaa bulshada beeralayda ah u qeybisay Dawooyinka Lagu Buufiyo Cayayaanka ku dhasha Beeraha .
isku duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gobolka Daad-Madheedh Jamaal Deeqa Maxamed iyo Aadan oo ka socoday Wasaaradda Beeraha heer Qaraan ayaa ka warbixiyey dawooyin ay bulshada u qaybiyeen.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi