Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda dahfurka xog aruurinta naafada gobolka Banaadir oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay xil dhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya, wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweenka iyo mas’uuliyiinta Naafada qaranka.
Uljeedada munaasabaddaan ayaa waxay aheyd helidda xog ku saabsan naafada ku nool gobolka banaadir iyo ogaanshahooda xaaladahooda kala duwan.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera