Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo boqolaal ruux kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa bulshada gobolka Gedo si meesha looga saaro caqabadaha ragaadiyay horumarka gobolkaasi.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera