Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad kun qoys oo degan Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo kuwaasi oo ku soo barakacaya Abaarihii ka jirey dalka ayaa Loo qeybiyey Raashin Noocyadiisa kala duwan sida Bariis Timir iyo Saliid,waxaana soo gaarsiiyey Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukumada Soomaaliya.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi