Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ay la socdeen Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha Koonfur Galbeed Mustaf Shekh Cabdulaahi, La-taliyaal kasocdey Xafiiska Madaxweynaha iyo Saraakiil kasocotey Hay’adda UNDP ayaa maanta soo gaarey magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar