Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool oo soo qaban qaabiyay dood wadaag oo su’aalo lagu weydiinaayay gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud “ Atuu” ayaa waxaa looga hadlaayay sidii canshuur looga aruurin laha goobaha ganacsiga, guriyaasha iyo goobaha kale ee laga qaadi karo canshuurta.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera