Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdinasir Abdi Arush ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ee isku dubaridka Gurmadka bani’aadanimo ee deegaanada KGS.
Shirka ayaa ka so qeyb galen madax ka socotay Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka (SoDMA).
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera