Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Oo ku dhawaaqday qabashada shirweynaha Dhallinyarada Soomaaliyeed

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud Oo shir jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqey in Shir weynaha Dhallinyarada Soomaaliyeed uu dhici doono in 20-ka May kuna dhici doono Magaalada Muqdisho, waxaana loogu hadli doonaa Awood siinta dhalinyarada, kobaca dhaqaalaha waara ,iyadoo lagu casuumi doono dhalinyarada dalka xirfadleyda shaqeysa kuwa daruufaha jira aan u saa mixin in ay shaqeeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here