Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatay Qaar ka mid ah Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe si loo hormariyo wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay in Tababarkaan uu Beeraleeyda Muhiim yahay si loo hormariyo Wax soo saarka Beeraha Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi