Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka naafada ah ku sugan Magaalada dhuusamareeb caasimada maamulka galmudug ayaa ah kuwa aysan geyb ka qaadanin fursadaha shaqo oo uu maamulka uu bixiyo.
Ahmed ciise cabdi waa xoghayaha naafada dhuusamareeb waxa uu sheegay in aysan jirin xeerarki loogu talagalay ee sare loogu qaado xuquuda naafada isagoona ka codsay in xeerarkaasi uu wanaajiyo maamulka galmudug.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi