Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shaafici Cabdi kariin Caddoow oo kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa baraha bulshada gaar ahaan Facebook u isticmaala caawinta dadka danyarta ah isagoo soo bandhiga qoraallo iyo muuqaalo muujinaya duruufta dadka barakacayaasha ah.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi