Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Hirshabeelle ayaa shaacisay qorshaha dib udayactirka garoonka shoongole ee Magaalada Jowhar.
Gudoomiyaasha xariirka Kubadda Cagta deagmada iyo kan Hirshabeelle ayaa wasarada ugu warbixyay ahmiyada gaarka ah ciyaaraha u leeyahay dhalinyara garoonka shoongale.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi