Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Indhooliyaasha Nimcooleh wuxuu ka mid yahay halka ay ku noolyihin Qeyb ka mid ah Kumanaanka kun ee Barakacaysha Baydhabo, waxaa la soo daristay Xaalad Noolaleyd oo aad u daran waxaa saameeyay Biyaha Roobaabkii ka Da’ay Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar