Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq Timir ah u qaybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo
Waxaa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey gudoomiye kuxigeenka arimaha Bulshada degmada Kismaayo,Agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka jubbaland iyo mas’uuliyii kale.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar