Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo in ka badan sodon sano dalkeena laga jarayey dhirta si weyna loo xaalufiyey hadana aysan jirin cid isu xilqaantey, waxaa deegaanada Galmudug uu sameyn ku yeeshey isbedelka Cimilada
Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Degmada Dhuusamareeb ayaa waxa ay ka hadleen sida isbedelka Cimilada uu u saameyey Deeganadaasi iyagoo sheegey in ay wadaan qorsho wax loogu qabanayo Xaalufka dhirta.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir mathey Nur War’ady