Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wabiga Shabeelle Ayaa aad u biyo yareeyay iyadoo ay caqabado kala kulmeyn beeraleyda ku nool golbolkani shabeellaha dhexe.
Seynab Daa’uud oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanada Magaalada Jowhar ayaa ka Hadashay Saameynta ka dhalan karta biyo Yarida soo wajaday beeraleyda Gobolkani.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar