Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macalin Yaye Yacquub oo ah maamulaha madrasada Al-mustaqiim oo ku taalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag la’aan ah uu Qur’aanka iyo Salaada uu baro haweenka da’da ah ee ku nool xaafadda Buunda weyn.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng