Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) iyadoo magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka galmudug ay ku nool yihiin bulsho fara badan una badan dad barakacayaal ah ayaa Gudoomiyaha Gudiga arimaha bulshada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo sheegay inay wadaan qorshe waxbarasho lagu siinayo dadka barakacayaasha ah maadama ay inta badan caruurta ku nool kaamamaka barakacayaasha ay intooda badan gaareen waqtigii waxbarshada waaladiintoodana aan aboodin in y wax baraan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir