Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka Degmada Bardaale ee gobolka baay maxamed isxaaq xasan Caracase ayaa waxaa uu dhagax dhigay xaruunta Degmada Bardaale taasi oo dib udhis lagu samaynaayo.
Maxamed isxaaq xasan Caracase Gudoomiyaha Maamulka Degmada Bardaale ee gobolka bay ayaa Dhegax Dhiga Ka Dib Waxaaa uu faafahin ka bixiyey muhiimada ay xaruntaani u leedahay bulshada ku nool degmada iyo tuulooyinka hoos yimaada asigoona baaq u direy maamulka KGS in ay gacan ka siiyaan horumarinta arimaha bulshada ee degmada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir