Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha qoysaskooda ka mareeya cilad bixinta Computer-ka

0
140

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyaradan oo baratay cilmiga Computer-ka islamarkana shaqo ku waayay cilmigii ay barteen ayaa hadda ku dhiiraday inay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka hirgeliyaan goobo ama xarumo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay mareeyaan nolol maalmeedka qoysaskooda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here