Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Duleedka Maagaalada Dhusamareeb ee Galmudug waxaa ku sii Badanayaa Qashinka lagu soo daadiyo kuwasi oo laga keeno Guryaha iyo goobaha Ganacsi ee Magaaladasi waxaana madax faydhoorka iyo bilic soo celinta Dhuusamareeb shariif maxamed uu sheegay inay dhawan ay bilawi doonan inay sameyaan godad lagu shubidoono qashinka, wuxuuna raaciyay in tilaabo laga qaadi doona Dadka qashinka ku shuba goobaha aan munaasabka aheyn.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar