Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) ku dhawaad taban sano waxaa gobolka Bakool ka jiray abaaro iyo go’doon isbiirsaday taasi oo saameysay dadka ku nool gobolkaasi.
iskuduwaha Arrimaha Samafalka Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed ayaa ka hadaley Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadaasi isgoona baaq udirey Hay’addaha iyo Dowladda Koonfur Galbeed.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi