Shir looga hadlayo arimaha Dastuurka oo ka furmay Magaalada Muqdisho

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo socon doonaa muddo shan maalmood ah ayaa magaalada Muqdisho uga furmay guddiga la socodka iyo hirgelinta dastuurka labada gole ee baarlamanka Soomaaliya, waxana sidoo kale shirkan ka qeyb galaya xubno ka socda dowlad goboleedyada dalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here