Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaafada Danwadaag ee Magaalada Dhoobley waxaa ku nool Qoysas dan yar ,kuwaas oo ka soo barakacay Gobolada Jubbooyinka iyo qaar kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee dhadhaab, iskuulka Hoose,dhexe ee Danwadaag ayaa waxaa wax ku barto arday badan oo ku nool kaamkasi.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi