Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada waxbarshada galmudug iyo Maamulka Galmudug ayaa waxa ay xariga ka jareen xarunta jaamacada Africa Faraceeda Magaslada Gaalkacyo taasi oo noqan doonta mid ay ka Faa’iideysan doonan dhalinyaro fara badan waxaana ay jamacada bixin Dontaa luuqada ingiriiska oo qeybo kala duwan Leh.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir