Maamulka Degmada Xudur Oo Bulshada kala qeyb galay Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilcda Degmada.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulsho ka kala socotay shanta xafadood ee ka kooban tahay degmada Xudur ayaa Degmadaasi ka bilaaween sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen bilic soo celinta iyo nadaafadda Degmada Xudur.

Barnaamijkaan nadaafadda ayaa waxaa hor kacaayay gudoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud. goobaha ganacsiyada ayaa waxaa la dhigay caagado lagu aruurin doono qashinka taasi oo dowladda hoose ee degmada xudur ugu tala gashey in lageeyo goobaha lagu gubo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here