Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Kismaayo ayaa laga hirgiliyay madal ka shaqayn doonta in bulshada ay ku baraarugaan joogtaynta akhriska iyo kobcinta garaadkooda. madashaan aya lagu magacaa tusmo waxaan ku mideeysan Dhalinyarada magaalada kismaanyo gaar ahaane kuwa jecel Aqriska buugaagta.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady