Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada ku nool Gobolada Koonfur galbeed soomaaliya waxey ka mid yihiin dhalinyarada maanta u baahan in loo sameeyo shaqooyinka kala duwan ee beri noloshooda ku mareyn lahayeen.
dhalinyarada ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa waxey sheegeen in maanta ay u baahan yihiin in laga caawiyo shaqooyinkaasi, iyagoona is kugu jiraan kuwa waxbartay iyo kuwa kaleba.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera