Mid ka mid ah Beeraleyda Baydhabo Oo Ka Waramay Maalgelin loogu Sameeyay Beertiisa.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sida lawada ogyahay dadka ku nool gobolada koonfur galbeed soomaaliya waxay is kugu jiraan beeralay, xoolo dhaqato iyo kuwo ku tiirsan kalluumeysiga, afartii sano ee la soo dhaafay dalka soomaaliya gaar ahaan KGS waxey ka mid aheyd deeganada sida aadka ah u saameysay abaarta.

Si abaartaasi loogu baxo loona helo beero tayeysan ayaa xarunta rugta ganacsiga iyo warshadaha KGS waxey waddaa dadaalo ku aadan sidii loo caawin lahaa dadka beeralayda, lana siyo maal galin iyo aqoon karorsi ku aadan tacbashada beerahooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here