Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah Bulshada ku nool degaanada Soomaalida waxaa ay yihiin dad qaba baahiyaha gaara una baahan in siyaabo kala duwan looga caawiyo dhibaatooyinka soo wajaha xiliyada qaar.
Dadka naafada ah ayaa inta badan helin daryeel iyagoona qaar kood ay nolasha caqabado badan kala kulmaan Dadkan baahiyaha gaarka ah ee ku nool Deegaanka dhoobley ayaa sheegay in aysan helin waxyaabaha nolosha aasa aasiga u ah ayna u baahanyihiin garab istaag.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar