Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Baay Modern College oo ka mid ah Macaahida lagu barto Culuumta, Caafiimadka,Sciientific yo Luuqada Ingriiska, ayaa Radio Arlaadi booqatay si aan u ogaano heerka Waxbarasho ee ka jira Macadkaas, waxan halkaasi kula kulanay Cabdullahi Xassan iyo sida ay Ardeyda wax u baraan
Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar