Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabdinasir Abdi Caruush Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KG Oo ka Hadlayay Xaaladaha Bani’adanimo ee ka jirta Deegaanada KGS, gaar ahaan Noolasha Barakacayasha kaga Noolyihiin Xeryaha Baydhabo ayaa sheegay inay jiraan Culeesyo dhinacyo Badaan ah, asagoona tilmamay inay ka cabsi gabaan inay kororto Xaladaha Bani’adanimo
Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar