Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tabanka BishaTobnaad oo ay ku beegan tahay maalinta dhimirka aduunka ayaa waxaa laga xusay meelo badan oo aduunka kamid ah, Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa kamid ah degaanada KG sida aadka ah loogu qabtay, waxaana xuskaan soo qaban qaabisey wasaaradda caafimaadka Dowlad Goboleddk KG
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera