Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweenka sameeya Agabka Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliga ayaa waxay ku qaadataa mudo sameeynta Agabka, waxaana loo iibgeeyaa suuqyada Magalada Baydhabo,Haween badan ayaa dhaqaale aan badneen ka soo gala sameeynta iyo iibinta alaabaha hidaha iyo dhaqanka,iyagoo ku maareeya Nolosha qoysaskooda.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi