Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo u Shir Gudoominaayey Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo qeyb-galey dhamaan Hay’addaha ka shaqeeya Caafimaadka ee ka howlgala Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha iyo Maamulka Degmada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir
Audio Player