Qaar ka mid ah Barakacayaasha Magaalada Baydhabo Oo Codsaday in Gar-gaar lala soo gaaro

0
560

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo weli magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay soo gaareyaan Barakacyaal Cusub oo ka soo barakacay abaaraha ka jira qaar ka mid ah deegaanada Koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey dalbadeen qaar ka mid ah dadkaasi in gargaar lala soo gaaro.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here