Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa xafiiska ku qaabbilay wafdi ka socday hay’adda caalamiga ah ee Socdaalka IOM,iyadoo wafdigaa uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee IOM, Mudane Maxamed Abdikheer.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera