Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)80 Qoys Oo Ka Mid ah Danyarta Ku Nool Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa Waxaa La Gaarsiiyey Deeq Raashin ah Oo ay Ka Timid Jaaliyada Koonfur Galbeed Ee Gobolka Bakool Ee Midnimo Taasi Oo Qeyb Ka aheyd Gurmadkii Loo Fidinaayey Dadka Danyarta ah Ee ay Saameysey Abaarta Ee Ku Nool Gobolka Bakool.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir