Horumaro dhinaca Ganacsiga Oo Laga Dareemayo Magaalada Baladxaawo

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Beledxaawo ee gobolka gedo ayaa waxaa ka jira isbedel dhanka ganacasiga ah ayidoo qaar ka mid ah dadka degaanka ay noqdeen kuwa maalgashi ku sameeya degmada si ay qeyb uga qataan hormarinta arimaha bulshada ayigoo ay degmada kulmisa ganacasto fara badan ee ka kala yimid gobolka dalka soomaliya iyo kenya, waxaase dhanka kale sii kordhaaya goobaha ay wax ku bartaan caruurta maadaama ay horey waxbarasho uga aadi jireen dalka kenya.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here