Hoos u dhac ku yimid Qiimaha la iibiyo Shidaalka Magaalada Kismaayo

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qiimaha lagu iibiyo noocyada kala duwan ee shidaalka ee magaalada Kismaayo ayaa hadda hoos u dhac badan laga dareemayaa kadib kaalmaha shidaalka oo Kismaayo kuso badanayo, waxana ay sheegen inay Suuqa isbadel weyn ku yimadeen gaar ahaan xiliyada isbadesho Badda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here