Haweenka Kismaayo Oo ka hadlay dhiboyinka ka dhasha Furiinka kadib

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan furiinka ayaa dhibaantooyinka ugu badan ka dhaxla caruurta waxayna jira hoyoyinka qaar oo aan lagu biilin caruurta waxayna ay yihiin kuwa dhaxda u xirta caruurtooda sidii ay u korin lahayeen,iyo Waxbarashadooda

Qaar kamid ah Haweenka Wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Kismaayo ayaa waxay ka hadleen dhibaatooyinka ay la kulmaan Gabdhaha la furey iyo sida ay Nolosha uga adkaata marka ay waayaan garab istaagii ay u baahnaayeen waxayna ku baaqeen in la dhowro Xuquuqda Gabdhaha

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here