Gabar Dhalinyaro ah Oo Qaab Suugaan ah ku Wacyigelisa Dhalinyarada.

0
514

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hal abuurka Somaliyeed ee aduunka dacaladiisa jooga ayaa waxaa ay siyaabo kala duwani u wacyi geliyaan bulshada somaliyeed Maryan Xaaji Ibraahim (Maryan-Ruun) waxaa ay ka mid tahay hal-abuurka somaliyeed Ee ku sugan magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka bay waxaana ay maansooyin ay curiso ku wacyi gelisaa dhalinyarada deegaanka waxaana ay hal-abuurkeeda ugu warantey Radio Arlaadi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here