Dowlada Hoose Baydhabo Oo dadaal uga jirta Wax ka qabashada Nadaafad darada ka jirta Degmada.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Waaxda Caafimadka Iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa Waxaa uu ka hadley Arimaha Nadaafada ee degmada Iyo Sida ay u Shaqeyneyaan Shaqaalaha Waaxda Nadaafa ee loo Xilsaarey Xaafadaha Magalada iyigoo Si Maalinlaha Uga Shaqeeya Suuq Guud ee Magaalada.

Agaasimaha Waaxda Caafimadka Iyo Fayadhowrka ayaa waxaa uu Faafahin ka bixiyey sida ay mar welba uga howlanyihin Sidoo loo Hormarin lahaa Bilicida Magalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here