Dhaqaalaha Mareykanka oo koboc xooggan sameynaya sanadkan 2022

0
238

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanadkan bilowday ee 2022, inta badan tilmaamaha ayaa muujinaya in dhaqaalaha Mareykanka uu bullaalayo, iyada oo heerka shaqo la’aantuna ay gaari doono halkii ugu hooseeyay, islamarkaana dalabka badeecadaha laga soo waarido dunida inteeda kale uu kor u kici doono.

Jimcihii, Waaxda Shaqaalaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in heerka shaqo la’aanta uu bishii December hoos ugu dhacay 3.9 boqolkiiba, iyadoo la abuuray 199,000 oo shaqooyin cusub ah oo ah wax ka yar tiradii la filayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here